Dowlada Somalia oo eedeymo culus u jeedisay dhigeeda Kenya iyo Jabuuti

Dowlada Somalia ayaa u digtay dalalka Jabuuti iyo Kenya oo ay ku eedeysay inay wadaan qorshe ka dhan ah madax banaanida Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe ayaa sheegay inay heleen xog ku saabsan in dowladaha Kenya iyo Jabuuti ay wadaan qorshe ay qoddobo gaara doonayaan inay ugu daraan bayaanka ka soo bixi doona Xaaladda Soomaaliya, … Continue reading Dowlada Somalia oo eedeymo culus u jeedisay dhigeeda Kenya iyo Jabuuti